Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Halgan iyo Sargaal Ciidan oo lagu dilay (Sawirro)

Wararka ka imaanaya magaalada  Halgan ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay aroortii hore  halkaasi uu ka dhacay qarax ismiidaamin ah oo dhaliyay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray fariisin ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ku lahaayeen magaalada Halgan ee katirsan gobolka … Continue reading Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Halgan iyo Sargaal Ciidan oo lagu dilay (Sawirro)